Higaadda Quraanka
Habka Soomaaliga: higaad iyo tajwiid
6qaybood18cashar
بَ
Qaybta 1 · 4 cashar
Aasaaska higaadda
Xarfaha, xarakaadka iyo isku xirkooda
ٱلْ
Qaybta 2 · 3 cashar
Akhriska Quraanka
Alif-Laamka, calaamadaha iyo suuradaha
نْ
Qaybta 3 · 3 cashar
Nuunta iyo Miimta
Xukunada nuunta, miimta iyo ghunnada
قْ
Qaybta 4 · 4 cashar
Codka xarfaha
Qalqalada, culayska iyo khafiifinta
آ
Qaybta 5 · 2 cashar
Madka iyo idgaamka
Madka dheer iyo milmidda xarfaha
قِفْ
Qaybta 6 · 2 cashar
Joogsiga
Waqfka iyo calaamadihiisa
App-ka taleefanka ku Soo Dajiso
Android: menu-ga browser-ka (⋮) → "Add to Home screen". iPhone: badhanka Share → "Add to Home Screen". Kadib casharrada internet la'aan ayay ku shaqeeyaan.
Android: menu-ga browser-ka (⋮) → "Add to Home screen". iPhone: badhanka Share → "Add to Home Screen". Kadib casharrada internet la'aan ayay ku shaqeeyaan.