⌂Qaybta 2 · Cashar 7

ث ذ ز ص ض ط ظ غ Soomaali kuma jiraan, sidaas darteed qoraalka waxaa lagu qoray xarafkooda Carabiga. Codkooda macallimadda ka dhageyso.

Higaadda Quraanka

Cashar 7: akhrinta suurado gaagaaban

Hadda waxaad akhrinaysaa aayado dhan. Kelmad kasta waxaa ku qoran casharka aad ka barratay.

Taleefankan ma laha cod carabi ah. Qoraalka ka akhri, macallimaddana dhageyso.

Dooro aayad

Codka taleefanku waa caawimaad higaad oo keliya, ma aha tilaawo. Tilaawada saxda ah ka dhageyso macallimadda ama qaari'.