⌂Qaybta 1 · Cashar 2

ث ذ ز ص ض ط ظ غ Soomaali kuma jiraan, sidaas darteed qoraalka waxaa lagu qoray xarafkooda Carabiga. Codkooda macallimadda ka dhageyso.

Higaadda Quraanka

Cashar 2: jasmiga iyo isku xirka laba xaraf

Jasmi (sukuun): xarafku xarako ma leh, wuxuu ku xirmaa xarafka ka horreeya.

Ba' jasmi

ab, ib, ub

بْ

Taleefankan ma laha cod carabi ah. Qoraalka ka akhri, macallimaddana dhageyso.

Dooro xaraf

Codka hadda waa codka taleefanka ee carabiga. Codka macallimadda oo qaacidada Soomaaliga leh ayaa lagu dari doonaa.